Sh. Axmed Qudubi
Waa muxaadarooyin laga duubay sheekh axmed qudubi markii uu yimid Ingriiska July-2007. Intaas oo muxaadarood ayuu duubay.
wixii faahfaahin nagala soo xiriir:
alhudamedia@hotmail.co.uk
Xayasiis: Naarta & Jannada
waa muxaadaro la qabtay 2005 oo ka hadlaysa qeebta 1aad naarta iyo ehlu naarta, qeebta 2aad ka hadlaysa Jannada. Waxaa muxaadaradan soo jeedinaya sh. cabdulqani sh. ismaciil.
Nagala soo xiriir: alhudamedia@hotmail.co.uk
Xayasiis: Dhalinta Ku Nool Dhulka Galbeed
Waa Muxaadaro ka hadlaysa dhibta haysata dhalinyarada degan dhulka galbeed. Shiikhu wuxuu ka hadlayaa wixii soo maray asaga oo ku saabsanaa dhibta ka dhacday dhalinyarada ku nool qurbaha.
Nagala soo xiriir:
alhudamedia@hotmail.co.uk (more)
Xayasiis: Taxanihii Sheekooyinkii Wanaagsanaa: DULMIGA
Waa sheekooyin wanaagsan oo ka hadlaya waxyaalo kala duwan. Sheekadan waa tii Dulmiga iyo ciqaabo xumadiisa. Waxaa soo diyaariyay sh. Ismaciil M. Farax. Waxaad nagala soo xiriiri kartaan:
alhudamedia@hotmail.co.uk
Quran: Hassan Mohamed
This is quran recitation of brother Hassan who was opening a lecture with these ayats. for any info:
alhudamedia@hotmail.co.uk
www.al-hudamedia.blogspot.com
Nasheed Live
This is recorded when the confress was held in london in December 2006.
Shariif is the best, masha'allah
Nasheed: Yaa Taybaa
This is the neasheed for children which in reality is also for grownups. This nasheed is called Taybah (another name for MADENA) from the Album of Taybah. For more details please contact us at:
alhudamedia@hotmail.co.uk or
www.al-hudamedia.blogspot.com
Sidee muslimiintu ula dhaqmaan gaalada
Waa mu'tamarkii 2aad ee qaboobaha leicester December 2006.
Muxaadaradan waxay ka hadlaysaa sida ay muslimiintu ula dhaqmi laheed gaalada. Wixii faah faahin waxaad nagala soo xiriiri kartaan:
alhudamedia@hotmail.co.uk ama
www.al-hudamedia.blogpot.com
Xayasiiskii Mu'tamarkii 11aad S.A.B p1
Muxaadarooyinkii mu'tamarkii 11aad ee S.A.B oo lagu qabtay London.
Hadii aad rabtid cajaladaha mu'tamarka waxaad nagala oo xiriiri kartaan:
alhudamedia@hotmail.co.uk
ama wwww.al-hudamedia.blogspot.com
Xayasiiskii Mu'tamarkii 11aad S.A.B p2
Muxaadarooyinkii mu'tamarkii 11aad ee S.A.B oo lagu qabtay London.
Hadii aad rabtid cajaladaha mu'tamarka waxaad nagala oo xiriiri kartaan:
alhudamedia@hotmail.co.uk
ama wwww.al-hudamedia.blogspot.com
Sidee muslimku ula dhaqanmaa Muslimiinta
Waa mu'tamarkii 2aad ee qaboobaha leicester December 2006.
Muxaadaradan waxay ka hadlaysaa sida qofka muslimka ah ula dhaqmi lahaa walaalka muslimka ah.
Nadwo: Dhalinta Dagan Qurbaha
Waa nadwadii laga hadlayay dhibaatooyinka haysata dhalinyarada iyo bulshada guud ee somaaliyeed, khaas ahaan kuwa dagan qurbaha
Sade Ali Abdulle
This is a recitation of part of surat Maryam by Sade Ali Abdulle. Recorded and edited by al-huda media productions.
Sade Ali Abdulle
Another recitation of Sade Ali Abdulle in December 2006. Recorded and edited by al-huda media productions.
surat as-saba: By Sade Ali Abdulle
This is recitation of Sade Ali Abdulle reciting surat as-saba. Recorded and edited by al-huda media productions.
Nadwo Fiqi Ah; Reerka ku nool Dhulka Galbeed
Waa mu'tamarkii Qaboobaha ee lagu qabtay Leicester (Ingriiska) markii ay taarikhdu ahayd December - 2005. Nadwadan waa tii ku saabsaneed su'aalaha fiqiga ah.
Waxaad Nagala soo xiriiri kartaan:
www.al-hudamedia.blogspot.com ama E-mail
alhudamedia@hotmail.co.uk
Tafsiirka Surat Al-Casar By; Sh. Maxamed Dayib
Waa muxaadaro ka hadlaysa muhiimaadka suurada al-casar iyo tafsiirkeeda. Waxaa muxaadaradan soo jeedinaya Shiikh Maxamed Dayib.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaan:
alhudamedia@hotmail.co.uk
QURAN; SURAT Al-'Alaa BY: Shaykh Abdulrashid Sh. Ali Sufi
This is the recitation of the quran in one of the Saheeh qiraats that has been related from the prophet muhammed (pbuh). This Qiraat is called khalaf ( خلق ). It is Recited by the famous and one the most expert of the qiraats of the quran, Somali born Shaykh Abdulrashid sh. Ali Sufi. May Allah reward him greatly.
SHIIKH CABDULXAKIIM SHIIKH CALI SUFI
Waa Muxaadaro ka hadlaysa yaqwiinta ALLE oo lagu qabtay masjid al-huda Leicester,UK.wixii faahfaahin ah waxaad nagala soo xiriiri kartaan:
AIEC@HOTMAIL.CO.UK
QURAN BY: SADE ISMACIIL
Waa hordhacii muxaadaradii shiikh usuuli waxaana lagu furay quraankan uu Sade Ismaciil akhrinayo.
Wixii faah faahin ah waxaad nagala soo xiriiri kartaan:
Al-hudamedia@hotmail.co.uk
SHIIKH CUSMAAN USUULI
waa muxaadaro lagu qabtay Masjid al-huda 2005.
muxaadaradan waxay ka hadlaysa aadaabta ikhtilaaf iyo dooda.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaan:
al-hudamedia@hotmail.co.uk
SHIIKH ISMACIIL M. FARAX
Waa labo muxaadaro oo lagu qabtay sweden july 2006.
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir:
al-hudamedia@hotmail.co.uk.
SHIIKH CABDULRASHID MAXAMED
Waa sadex muxaadaro oo lagu qabtay sweden july 2006.
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir: al-hudamedia@hotmail.co.uk.
Dr. Sharif Hussein
This is a short da'wah recording in the language of ashraaf.
This has been presented by Dr. Sharif Hussein.
Enjoiy.
QURAN RECITATION OF SURAT MARYAM BY: HASSAN MOHAMMED
THIS IS A QURAN RECITATION OF SURAT MARYAM BY: HASSAN MOHAMMED. MASHA'ALLAH THE BROTHER IS GIFTED WITH A VOICE. MAY ALLAH INCREASE HIS REWARD FOR HIM
NASHEED: BY BROTHER SHARIF HUSSEIN
THIS IS A NASHEED BY BROTHER SHARIF HUSSEIN. THIS IS PART OF A YOUTH PROGRAMME HELD IN MASJID AL-HUDA IN LEICESTER.
UNITY IN THE COMMUNITY
THIS IS A SHORT CLIP FROM THE LECTURES HELD IN LEICESTER AT MASJID AL-HUDA IN THE U.K. THESE LECTURES WERE RECORDED BY AL-HUDA MEDIA PRODUCTIONS. FOR MORE DETAILS ON THIS YOU CAN CONTACT US AT: aiec@hotmail.co.uk
THE TOPIC IS UNITY IN THE COMMUNITY.
Subscribe to:
Posts (Atom)